Widhwidh online iyo Somali Channel TV (05.10.2011)
Maamulka Dugsiga Waxbarashada ee Sahan Samiira Maxamed Jaamac oo ah Dugsi ay Wax ka bartaan Dadka Waa Wayn ee iyagu aan horay u Helin Fursada Waxbarasho iyo Kuwa yar yar oo laga Bixiyo Waxbarasho Bilaasha ayaa nooga Warantay Xaalada Waxbarashada Dugsigaasi oo ay Hirgaliyeen Qurba joogta u dhalatay Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn ee Kunool Wadanka Filand.
Waxa aanu Daawadayaal Dugsiyaasi idiinka soo Diyaarinay Barmaamij Dheer oo ka hadlaya Qaabka Waxbarashada Dugsigaasi uga socoto iyo laamaha kala Duwan ee Dugsiyaasi ku leeyahay Dhamaan Deegaanka Gobolka Cayn, Sidoo kalena Deegaanada ka Fuliyey adeegyo Dhinaca Caafimaadka ah Barmaamijkaasi oo Dhamaystiran Hoos ka Daawo.
Halkan hoose ka Daawo Vedio